shekoyin ,buugaag ,iyo wararka

Thursday, September 17, 2020

 

awada weedha 

imisa jeer ayaad weedh aad tidhi ka qomamaysay?
imisa jeer ayaad weedh aanad odhan maa tidhaahdid tidhi ?
imisa jeer ayaa weedh aad tidhi qof kukala tagteen ?
imisa jeer ayaad weedhaha dadka ka cadhootay?

waxaad maqashaa dhagax iyo ull ayaa lafaha jabyaa lkn ma og tay inay weedhu qolbiga jabiso weedhu ama kalmadu maaha xuruuf kaliya oo isku tagay waa dareen dhan oo ku tusaya qofka yidhi  xaaladisa isla markaana toos u saamay naya qofka lagu dhahay , qoraaga buugan wuxu leeyay maalin maalmaha ka mida ayaa waxa isoo gashay gabadh waxa aanay igu tidhi waxan ka helaa kalsoonida naftaada aad ka qabto iyadoo ilma ku soo taagantay ayay igu  tidhi waxan leeyay inan yar oo 13 jir ah gacmaheedu way isku dhagsanyiin waxay saxibadeed ku dhahaan RAHHA farihiisa oo kale ayaad leeday markaa i sheeg sidaad kalsoonida ku hashay waxan ku dhahay inanta igu yeedh , markay usoo gashay ayay u sheegtay dhibteeda waxa u ku dhahay (dadka waad ka duwantay qof illahay sigaara u abuurad tahay markay dadku ku arkaan kuma ilaawayaan sababtoo ah saa mayn ayaad ku reebaysaa ) inan tii yarayd hadalkaasu meel aanay wax ka arkayn markii hore ayuu ka tusay ,kalmaduhu waa seef laba afleh oo aad qof moralkiisa ku badali kartid kaga farxin kartid kaga oohin kartid wax ka mu hiimsan inaad ilaalisid kalmadaha aad naftaad u isticmaa laysid ma jiro , dadka qaar amaanta dadka way u quudhan lkn naftooda uma quudha sidee ayay ku dhici ?
ogow hadalkaadu inuu saamaynayo naftaada dadka kugu hareeraysan iyo mustaqbalkaga sidaa darteed nasiixada NABI MOHAMED (SCS) qaado (khayr dheh ama aamus )
Share:

Tuesday, May 19, 2020

qof sideeya ayaad tahay , ogaw dabeecadaada

qofsidee ah ayaan ahay?

qofkastaba waa wax uu iswaydiiyo inkasta oo qof walba aanu xumaantiisa arag lkn qof walba waxa uu jecelyahay inuu ogaado dhabtii waa qof sidee ah ,dadku isaga siday u arkaan .
maanta waxan idiin soo bandhigi doonaa mid kamid ah waxyaabaha shakhyidaha dadka lagu garto taas oo ah qaabka hurdada , dadbadan way layaabayaan lkn ma ogtay in qaabka aad usooxato calaamado kuushegaya debeecadada ,waana wax ay markaste sheegan dadka cilmunafsiga darisa maanta mid kamid aha ayaan idiinsoo bandhigayna.
1)habka caruurta :
badana qaabka qaabka hurdadu waxa ay tilmaamaysa in uu qof naxariis badan yahay kuna xidhiidhsan qoyskiisa waliba waalidkood sidoo kale waa qofka gooni usocod ah badanaa , qofkaasi badanaa majecla isbadalka .
2)beerka u jiifsi:
daka sidan useexda badanaa waa qof nidaamsan dadka saamayn ku leh , dib aan  udhigin arimahana mihiimka ah ,badanaana kolsoonida dadkana si fudud ku hela , aadna u go'aan adak
3)hurdada dhinaca :
habkan hurdadu waa hababka ugu fiican wayo qofkaa si sifudud ayuu isku rog rogi karaa , qofka sidan useexda badanaa waa qof masuula ka ah  naftiisa kuna qanacsan , dadka rayigooga ixtiraama sidaa darteed aan warwar badnayn kunoolayn , badana qofkaasi waxa uu leeyay astaamo hogaamiye

hadad rabtid in aanu sii wadno hababkale oo hudaa commentiga noogu reeb 
Share:

Thursday, May 14, 2020

laba wax oo toxabta ka kaxeeya

Toxabta (Dandruff)

toxobta waa wax qofkasata marna ha ahaata nolasha qofka soomarta dad badan oo lehna jiraan.

waxyaabaha khaladka ee laga aamin sanyay.

dadbadan waxay aaminsanyiin in ay ka dhalato nadaafad xumo , taasi waa khalad wayn sababta oo ah kama dhalato wax laxidhiidha nadaafad , badana waxay ka dhalata jidhkaagu siduu saliida ula dhaqmo .

sidaan toxabta iskaga dawayn karaa?

laba wax aad somayn kartid si aad iskaga dawaysid toxabta .

1)bikin ama khamiir iyo liindhanan :


fa'idooyin badan ayaa uu leeyay bikinku timaha haday noqoto timaha daata iyo haday noqoto toxabtaba
sidoo kale jermiska u kadila timahana waanu bixinaya

side aad u isticmali kartid

malqadan bikin ah weel kushub kadibna liin dhanaan ku qoy laba malqacad oo biyo ahna ku dar , sifiican madax u mari 5minit sug kadibna ka maydh , wiigi hal ilaa laba jeer isticm
aal.

2)saliid qunbe /salida madaxa iyo liin dhanaan:

salida madaxa ama  coconut oil iyo liin dhanaantu
timaha qalaylka ah  aad bay ugu fiicanyiin qalaylka ka tirayaan waa ayna  jilcinayaan.

sidaad u isticmaali karta:

malqacad saliid ah jeex liin dhanan ah ku dar isku walaaq ilaa ay isdhex galaan kudaa timaha 25 minit kadibna ka maydh , wiigi laba ilaa sadex jeer isticmaal

Share:

Wednesday, May 6, 2020

3 mask oo guriga ku yaala ood finanka kaa kaxaynaya


shan shay oo dabiciya guriga ku yaal oo aad finanka ka kaxaynaya

1)DACARTA:
dacarta waxay ka mid tahay waxyaabaha fudud ee le helikaro maadoyin badan oo skinka u fican leh.
sidaad u isticmali kartaa:
maadada ced ee dacarta ku jirta weel ku rid ka dibna jeex yar oo liin dhanan ah ku dar ,wiigi laba jeer isticmaal

2) beedka :
beedka waliba inta cedd 
waxay kaa cawinaysa inay finanka iyo madawga uu kaga tago labadaba kaa kaxays waliba dadka wajiga salida leh.
sida loo isticmalayo:
malqacad beedka inta ced ah iyo malqacad caana boodha ah iyo liin dhanaa isku dar 15minit wajiga ku daa wiigi laba jeer isticmaal

3)qorfe iyo malab
qolfaha ama xawaashku waxa ku jira faytamino bacteriad finanka kaadila si doo kale malabku uu qooyaa iskiinka 
sida loo isticmalayo:
tun ama shiid qorfaha kadina marka ay budo noqoto ku dar malqacad malab aha 10 ila 25 ku daa wajiga kadibna biyo aad diiranayn ama qabaw ku maydh 


Share:

Sunday, April 26, 2020

DUMARKA URAK leh KALADHKA TIMIHU DHIBTA UU u KENI KARO

kaldhka timaha la meriya dhimbta u leeyay hooyada uurka leh

dumarku waxay timaha u kaledhleeyan si ay midabkisa u badhalan ama si ay u qaryaan timaha cedd ee (cirada )loo yaqan , hadaba waxa jira laba nooc oo laqaybiyo kaladhada timaha .
1) kaladh markiba maydhma labajeer ilaa sedex jeer marka la maydho 

2) mid timaha wakhti dheer ku jira bilo gaadha mararka qaar .
talabada weeye ta badanaa dumarku isticmaalan waa midabka tinta la baxa ama marka aya tintu dhacdo uu timaha kabaxa markaste oo midabku ka resiinsanyay markaste uu kimikal badan leeyay

saamaynta kaladhku ku leeyay hooyada

cilmi baadhis lagu sameeyay kimikalka ku jira kaladhaanta tima la meryo ayaa shegaysa in ay ilmaha wax yeeli karto ,wakiba bilaha ugu danbeya uurka , si aad dhib uga badbaado waxa aad isticmaaki karta xinnaha waliba xinnaha dabiciga , hadaad ku adkaysanaysid in aad kaladh isticmaashid waxyabahan soo socda raac .

1)  meel hawo fiican leh inaad ku marsatid 

2) inaad waxa ku qoran iska akhridid wakhtiga loogu talagaly ku maydhid 

3) inaad isku daydid inaanad madaxa taabsiin ee aad tin ta uun madhisid waxad is ticmali karta almuniyam si ay ku cawiso
4) inaanad nooc yo badan isku darin ee aad noo cun marisid 
5) sifiican inaad uga maydhid timaha marka aad dhamayso  


                   share gare hadad ka fa 'iday 





Share:

Tuesday, April 21, 2020

5 qodob oo aad ku garan kartid inaa qof jeceshay

how do you know that you are in love :




1) xiisa badan :
xiisuhu waxa uu ka turjimaa sida aad qofka ugu xidhantay , markasta oo aad qofka tabtidna waa markasta oo uu agtada qiimo kaleeyay

2)  qorshayashada isaga/iyada dartii ayad u badasha:
marak uu qofka jecaylku hayo go'aamada kaligii maqato , markasta waxa uu kafikiraa qofka kale side uu u arki karaa, tusaale ahaaan , haduu doonayo inuu guuro ,shaqo uu katago ama dhar qurxoon u xidhanayo wax uu ka fikiraa sida uu qofka uu jecelyay u arkidoono .


3) dareen culus oo naxarisa ;
qofka jecaylku u hayo markaste qofka uu jecelyay farxadisa ayuu ku fikiraa , sida uu uga qoslin laha ama uu farxad u siin lahaa , daran kasta uu lawadagi laa
4) meel fican ayuu ka eega markaste :
dadka wax jecel si dhab ahaan ayay qofka ficnidiisa ugu fiirsada , badana xoog masaaran xumanta qofka , merkasta waxa ay ku fikiraan wakhtiyada fiican ay la qaatan , maalintoo dhan waxa laga yaaba in ay ku riyoodaan xasuusahoga fican , cilmi ahaana wx sababy horman maskaxdu soo dayso oo  farxada kordhiya sidaa darteeda kuma fikiraan xumaanta si anay u murugoon
5)  caadifadoodu ma fadhido :
jeceylku waxa uu sababa daganaansho la'aan xaga caadifada taasoo nolasha qofka samaysa , sidi fudud ayuu qofku uga farxin karaa sidoo kale caqabad yar oo la kulanata sifudud ayay uga oohin kartaa , sidaa darteed dadka qaar waxay ku tilmaaman drag oo kale .

haduu ku cajabiyay fadlan shara gare 
Share:

Tuesday, April 14, 2020

رواية اسم على مسمى

الحلقة الأولى 
🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸

وتطلع الشمس على هذاك القصر الفاخر وخصوصا في غرفة حمزه و ندى،  ليخرج ذاك الوسيم من الحمام
حمزه: ندى ماراح تقومي عندي شغل يلا اريد ان نتحدث.
ندى : نعم حبيبي (تعرف ان غير الكلام الحلو ما ينفع معه  هو اصلا معها لأجل أمه) خليني اعدك لك الفطور بنفسي اليوم .
حمزه: مابدي فطور او غيره بقلها لك و لاخر مره اصحك اشوفك وانت ماشي في وقت متأخر مثل البارحه
ليس حمزه الذي تمشي مراته في نصاص الليالي فهمتي.
وخرج بدون ما يستنى ردها ندى تعرف غضبه جيدا لا حدى يرد النقاش معه.
نزل لتحت ليرى أمه وتجلس في مقدمة السفره مراءة جميله رغم كبر سنها ورث عنها حمزه عيونها العسليه
حمزه:صباح الخير ياست الكل وقبل رأسها
دينا: صباح النور ياابني الله يحميك من كل شر ، وين مراءتك
حمزه: فوق تعرفي انك فوق راسي دائما بس امي لابقى تستري عليها،  بعرف هي كل يوم في النادي مع اصدقها صايعين هذول، وبعرف انك كذبتي علي انها في البيت،  خليني اتعامل معها .
دينا: ابني هي تشتاق لامها لهذا يذهب إلى نادي للقائها  ، لا تقسو عليها الله يخليك.
حمزه : بتامري ياست الكل لازم اخرج بدك شي
دينا: سلامتك حبيبي انشاء الله اشوف احفادك واشيلهم 🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸
في قرية جميله وخصوصة في بيت بسيط تفتح هذيك الاميره عينيها على صوت أبيها
ساره:صباح الخير بابا كيفك اليوم
حسن بتعب: الحمد لله اليوم ماعندك درس
ساره: لا بابا اليوم قاعده على قلبك كل النهار خلينا نفطر وناخد الأدوية مثل الشطورين
حسن بصوت يكاد لا يسمع : تعالي حبيبتي بدي احكي معك
ساره : بابا بعدين بنحكي انت كثير تعبان هلى
حسن: بنتي لازم اقول لك هذا انت دائما كنت أميرتي الحلوه الله أكرمني فيكي،  انا هلى مابدي اترك لحالك بس هيك الله كتب ، خدي هذا الرقم مكتوب فيه رقم ابن عمك اذا صار لي شي اتصلي فيه
ساره بدأت تبكي : بابا الله يخليك لا تقل هذا انت ماراح يصير لك شي ، طول عمرنا لوحدنا كنت امي وابي، .
بعد دقائق كان الجيران حواليها وفقدت سندها واباها 

Share:

رواية اسم على مسمى

الابطال 
حمزه: شاب في التاني وثلاثين عنه شركات وكثير نشط في السياسة متزوج من ثلاث سنين زواج صالونات للاستقرار .
ندى : زوجة حمزه في الخمس وعشرين  مغرورة اهم مكان عندها الوسط الاجتماعي و بتحب حمزه لانه يطمن لها المركز .
دينا : ام حمزه مراءة طيبة تحب حمزه في نفس الوقت تحب مراته لانها بنت اختها .
ساره : بنت في 19 من عمرها كثيير جميله تعيش مع أبيها آخر سنه في الثانوية 
عثمان : ابو ساره كثير تعب من الحيات يحب بنته كثير بس بسبب عائلة امها تركو المدينه .
وباقي الابطال سنتعرف عليهم في الأحداث 
Share:

Saturday, April 11, 2020

Raggu Dumarka maxy ku jecladan


dumerke ayay ragu jecelyin  : maqaalkan soo socda si kooban ayuu caqliga raga ku fahan siin doona .  


maxa soo jiita raga :

badhisyo badan oo lasemeeyay waxa la'ogaaday Raggu marxada ay ku jiran inay samaysa aragtida ay dumarka ku eegayan ,tuaale ahaan 20-30 marka uu ninku ku jiro halka ugu wayn ee u ka eego Gabadha waa Quruxda iyo xidhiidh bahiya , 30 marka uu gaadho waxa ugu wayn u ku fikiraa QOYS iyo reer dagan inuu dhisto Quruxdu aad uma soo jidato wakhtigaa dabecadeda aya so jidata.
40 jir marka uu ninku gaadho qof waxkhti siiya oo xananeya ayuu raadya.

5 shay u ninku gadha ka rabo :(5 qodab waxa u gartay xaasaska ):


  1.  Ixtiraam iyo Qadarin : maxa ugu wayn ee uu raba ninku inad qadarin u mujisid ,wax uu jecelyay, qoyskiisa ,saxibadii iyo isaga laftiisa.
  2. xidhiidhka gaarka : dumarka iyo ragu way kukala duwanyiin xidhiidhka gaarka dumarka mihiim uma aha lkn raga xaga ugu horeeya weyan , markaa wa in ay gabadhu fahanta ninkeeda ,udiyaar garawda u labisaa qolka huradu meesha guriga meesha ugu mihimsan noqotaa .
  3. Quruxda ; quruxdu maaha ta wajiga uun ,waa inad si kaste uga qurux badnaata , akhlaaq fiican , dumarnimada muu jisaa , qaylad badan waa waxa ugu xun ee dumarnimada dila.
  4. wuxu jecelyay la wadag muranka iska ilaali: wuxu jecelyay isku day inaad fahantid , hadaanad waxa jeclayn ixtiraam u muji wuxu jecelyay
  5. guri dagan: marka ay ragu shaqaynayaan ama dibada joogan meesha marka uu ku fikaro raaxada uu dareema gurigiina hanoqoto, mushkilado badan ayaa idin dhex mari karta lkn gabadha caqliga badan wa ta garanaysa xiliga ay mushkiladaha kala hadli lahayd iya sida ay ugu dhigi layd.
waxa ugu mihiimsan ee aad xasuusata gurigaagu inaad gadhigtid mid daacada allah iyo sunaha nabiga la gudhiso .

Share:

Wednesday, March 25, 2020

Hantavirus vireska cusub

Hantavirus 


 Iyodoo aduunku la taag daranyay coronavirus (covid-19) ayaa waxa soo baxay mid cusub oo lagu maga caabo Hantavires, hadaba saaxibkena aynu wax ka ogaano si corona oo kale.


  • wamaxay Hantavirus ? Hantavires waa vires ilma eragtay ah kuna dhaca xayawaanada Naasalayda Rudhayaasha ah sida JIIRKA ,WALADA ..
  • marki ugu horeysay halkaa lagu arkay cudurkan? xanuunka waxa la helay 1950 lakain marki u gu horaysay ee uu dad ku dhaco ama uu dilaaco wxay ahayd 1993 wadanka Maraykanka (us) taaso dadku ka qaadan nooc kamid ah jiirarka
  • siduu ku gudba?
     inta la ogyahay xanuunkani dadka uma kala gudbo lakin waxa uu kagasoo gudbi karaa xayawaanka sida dhareerka iyo saxarada jiirka sidoo kale neefsashada boodh uu ku kaajay jiirku .



  • calamadihusu wa maxay ? calamedihisu waa sidii coronavirus oo kale yacni hargabka ayuu u eegyay wxan ka mida (qufac , xumad sare , naqasko ku dhaga ..iwm)
  • sidee looga hortagi karaa? gurigaaga isku day in aad jiirka ka dishid sidoo kale meelah uu jiirku galo sida istoodhada oo kale marka aad nadiifinaysid mask xidh si aanad saxaradiisa u neefsan .
  • dawo majirtaa xanuunkan ? ilaa imika dawo sax ah oo uu leeyay ma jiro .
  • coronavires iyo hantavires kee baa khatarsan? inta la og yay corona vires %2 ayaa u dhimatay lakin hantavires 38% ayaa u dhiman karta 

hadaad halkan soo gaadhay fadlan share gare is looga fa'idaysto Alle haynaga badbaadiyo xanuunada ( bisinke farxalka inoo wada😀😅)
Share:

Monday, March 23, 2020

6 shay oo lagugu jeclaado saxibana kuheli kartid

sidaas dadka u saamayn karta saxibana u heli karta :
xogkusabsan buuga: buugan magiciisu waa (how to win friend and infuence peaple ) waxa laqor 1936 waana buugagta ugu iibka badan aduunka , qayb yar oo kamida ayaanu halkan ku soo koobaynaa.




6 shay oo aad dadka kusaamayn kartid :

  1. umuuji qofka inaad danaynaysid 👀(waxa qofkastaba uu jecelyay qofka caawiya ,sidoo kale talooyin siiya kudadaal qofka xiliga uu u baahanyay inad garab istaagtid ).
  2.  dhoolacadee 😊intaanad hadlin ka hor qofku wajigaaga ayuu ka akhrisanaya waxad daremaysid sidaa darteed dhiiri galin sii si u hadalka u bilaabo.
  3. magac isticmaal 😕ogow qofku waxa uu igu jecelyay inuu magiciisa maqlo , kudadaal inaad qofka magiciisa ugu yeedho (haduu magac kale sidaa magac khaas ah oo aad ugu yeedhid gabadhada ama odaygaaga waad isticmaali kartaa).
  4. dhagayste fiican noqo 😟😇ogow qofna ma jecla in lala murmo xita haduu khaldanyay sidaa darteed qofna uma sheekeyo qof aan dhagaysanayn , dhagaystaha fiican markasta adka noloshooda uu ogyahay markastane dadba ku hereraysan.
  5. ixtiraan iyo qadarin umuuji dadka 😃qofkastaba waxa uu jecelyay inuu dareemo ahamiyadiisa , wax badan iyadoon kaaqadanayn ayaad u mujin kartaa tusaale;(kabahaagu way qurux badan yiin ) lagayaaba in waxbadan ay saamayso.
  6. markad qof la hadlaysid ku bilaw qofku wuxu jecelyay , waxa aad isku waafaqsantiin iska ilaali muranka.
fiiro gaara : qodabada dhaman Allah ayaa qurankisa ku sheegay ,haduu ku cejebiyay maqaalkan faafi kuna dhiiri gali wll 
wax-akhriska.

Share:

Sunday, March 15, 2020

corona virus

  • wax ka baro corona virus:

1} magicii cudurkan ? marka hore cudurku magac malaha corona waa magaca vireska sababa .
2} cudurkan marki kobaad halku ka yimi ?cudurkan waxa lagu arkay marki ugu horeysay wadanka  chine sidhakhsana aduunka ayu ugu faafay halka u ka yimid cadyn dhaba looma hayo wli.kln familiga uu kaso jedo vireskan waxa uu asl ahaan ku dhaca xayawaanad sida fiid meerta bisadaha meelaha kukul ee qaarada asiya ku nool.
3} siduu ku faafaya cudurkan?waxa uu ku faafaya hindhisada ,qufaca, iyo tabashada jermiska sanka afka iyo indhaha(qof qaba tabashadisa).
4} maxad cudurkan ku garanaysaa ?
xanuunka waxa u kudhaca inta badan habdhiska neefata calamadihisa waxa Qufac naqaska oo qofka ku dhaga iyo xumad , waxanu u eegyay calamadaha hargabka oo kale .
5} dawo ma leeyay cudurkan? wadama badan ayaa ku dadaalay in talaal loo hormariyo cudurkan lkn dawo ma jirto ilaa hada .
6} sidan iskaga ilaalinkara cudurkan?
→ farahaaga sifiican oo isku dhadhaw u dhaq ama umaydh 

 markaad qufacaysid isticmaal kiniinis kadibna tuur
 
→ iska ilaali tabashada wajiga(indhaha,afka iyo sanka)

→ kafogaw meelaha dadku iskugu soo uruuraan 

→gacanta haku salaamin iskuna day in aad masaafu u jirsato dadka .


Share:

BTemplates.com

Powered by Blogger.

Search This Blog

Blog Archive