shekoyin ,buugaag ,iyo wararka

Tuesday, May 19, 2020

qof sideeya ayaad tahay , ogaw dabeecadaada

qofsidee ah ayaan ahay?

qofkastaba waa wax uu iswaydiiyo inkasta oo qof walba aanu xumaantiisa arag lkn qof walba waxa uu jecelyahay inuu ogaado dhabtii waa qof sidee ah ,dadku isaga siday u arkaan .
maanta waxan idiin soo bandhigi doonaa mid kamid ah waxyaabaha shakhyidaha dadka lagu garto taas oo ah qaabka hurdada , dadbadan way layaabayaan lkn ma ogtay in qaabka aad usooxato calaamado kuushegaya debeecadada ,waana wax ay markaste sheegan dadka cilmunafsiga darisa maanta mid kamid aha ayaan idiinsoo bandhigayna.
1)habka caruurta :
badana qaabka qaabka hurdadu waxa ay tilmaamaysa in uu qof naxariis badan yahay kuna xidhiidhsan qoyskiisa waliba waalidkood sidoo kale waa qofka gooni usocod ah badanaa , qofkaasi badanaa majecla isbadalka .
2)beerka u jiifsi:
daka sidan useexda badanaa waa qof nidaamsan dadka saamayn ku leh , dib aan  udhigin arimahana mihiimka ah ,badanaana kolsoonida dadkana si fudud ku hela , aadna u go'aan adak
3)hurdada dhinaca :
habkan hurdadu waa hababka ugu fiican wayo qofkaa si sifudud ayuu isku rog rogi karaa , qofka sidan useexda badanaa waa qof masuula ka ah  naftiisa kuna qanacsan , dadka rayigooga ixtiraama sidaa darteed aan warwar badnayn kunoolayn , badana qofkaasi waxa uu leeyay astaamo hogaamiye

hadad rabtid in aanu sii wadno hababkale oo hudaa commentiga noogu reeb 
Share:

0 comments:

Post a Comment

BTemplates.com

Powered by Blogger.

Search This Blog

Blog Archive