how do you know that you are in love :
1) xiisa badan :
xiisuhu waxa uu ka turjimaa sida aad qofka ugu xidhantay , markasta oo aad qofka tabtidna waa markasta oo uu agtada qiimo kaleeyay
2) qorshayashada isaga/iyada dartii ayad u badasha:
marak uu qofka jecaylku hayo go'aamada kaligii maqato , markasta waxa uu kafikiraa qofka kale side uu u arki karaa, tusaale ahaaan , haduu doonayo inuu guuro ,shaqo uu katago ama dhar qurxoon u xidhanayo wax uu ka fikiraa sida uu qofka uu jecelyay u arkidoono .
3) dareen culus oo naxarisa ;
qofka jecaylku u hayo markaste qofka uu jecelyay farxadisa ayuu ku fikiraa , sida uu uga qoslin laha ama uu farxad u siin lahaa , daran kasta uu lawadagi laa
4) meel fican ayuu ka eega markaste :
dadka wax jecel si dhab ahaan ayay qofka ficnidiisa ugu fiirsada , badana xoog masaaran xumanta qofka , merkasta waxa ay ku fikiraan wakhtiyada fiican ay la qaatan , maalintoo dhan waxa laga yaaba in ay ku riyoodaan xasuusahoga fican , cilmi ahaana wx sababy horman maskaxdu soo dayso oo farxada kordhiya sidaa darteeda kuma fikiraan xumaanta si anay u murugoon
5) caadifadoodu ma fadhido :
jeceylku waxa uu sababa daganaansho la'aan xaga caadifada taasoo nolasha qofka samaysa , sidi fudud ayuu qofku uga farxin karaa sidoo kale caqabad yar oo la kulanata sifudud ayay uga oohin kartaa , sidaa darteed dadka qaar waxay ku tilmaaman drag oo kale .
haduu ku cajabiyay fadlan shara gare
0 comments:
Post a Comment