Toxabta (Dandruff)
toxobta waa wax qofkasata marna ha ahaata nolasha qofka soomarta dad badan oo lehna jiraan.
waxyaabaha khaladka ee laga aamin sanyay.
dadbadan waxay aaminsanyiin in ay ka dhalato nadaafad xumo , taasi waa khalad wayn sababta oo ah kama dhalato wax laxidhiidha nadaafad , badana waxay ka dhalata jidhkaagu siduu saliida ula dhaqmo .
sidaan toxabta iskaga dawayn karaa?
laba wax aad somayn kartid si aad iskaga dawaysid toxabta .
1)bikin ama khamiir iyo liindhanan :
fa'idooyin badan ayaa uu leeyay bikinku timaha haday noqoto timaha daata iyo haday noqoto toxabtaba
sidoo kale jermiska u kadila timahana waanu bixinaya
side aad u isticmali kartid
malqadan bikin ah weel kushub kadibna liin dhanaan ku qoy laba malqacad oo biyo ahna ku dar , sifiican madax u mari 5minit sug kadibna ka maydh , wiigi hal ilaa laba jeer isticm
aal.
2)saliid qunbe /salida madaxa iyo liin dhanaan:
salida madaxa ama coconut oil iyo liin dhanaantu
timaha qalaylka ah aad bay ugu fiicanyiin qalaylka ka tirayaan waa ayna jilcinayaan.
sidaad u isticmaali karta:
malqacad saliid ah jeex liin dhanan ah ku dar isku walaaq ilaa ay isdhex galaan kudaa timaha 25 minit kadibna ka maydh , wiigi laba ilaa sadex jeer isticmaal
0 comments:
Post a Comment