shekoyin ,buugaag ,iyo wararka

Saturday, April 11, 2020

Raggu Dumarka maxy ku jecladan


dumerke ayay ragu jecelyin  : maqaalkan soo socda si kooban ayuu caqliga raga ku fahan siin doona .  


maxa soo jiita raga :

badhisyo badan oo lasemeeyay waxa la'ogaaday Raggu marxada ay ku jiran inay samaysa aragtida ay dumarka ku eegayan ,tuaale ahaan 20-30 marka uu ninku ku jiro halka ugu wayn ee u ka eego Gabadha waa Quruxda iyo xidhiidh bahiya , 30 marka uu gaadho waxa ugu wayn u ku fikiraa QOYS iyo reer dagan inuu dhisto Quruxdu aad uma soo jidato wakhtigaa dabecadeda aya so jidata.
40 jir marka uu ninku gaadho qof waxkhti siiya oo xananeya ayuu raadya.

5 shay u ninku gadha ka rabo :(5 qodab waxa u gartay xaasaska ):


  1.  Ixtiraam iyo Qadarin : maxa ugu wayn ee uu raba ninku inad qadarin u mujisid ,wax uu jecelyay, qoyskiisa ,saxibadii iyo isaga laftiisa.
  2. xidhiidhka gaarka : dumarka iyo ragu way kukala duwanyiin xidhiidhka gaarka dumarka mihiim uma aha lkn raga xaga ugu horeeya weyan , markaa wa in ay gabadhu fahanta ninkeeda ,udiyaar garawda u labisaa qolka huradu meesha guriga meesha ugu mihimsan noqotaa .
  3. Quruxda ; quruxdu maaha ta wajiga uun ,waa inad si kaste uga qurux badnaata , akhlaaq fiican , dumarnimada muu jisaa , qaylad badan waa waxa ugu xun ee dumarnimada dila.
  4. wuxu jecelyay la wadag muranka iska ilaali: wuxu jecelyay isku day inaad fahantid , hadaanad waxa jeclayn ixtiraam u muji wuxu jecelyay
  5. guri dagan: marka ay ragu shaqaynayaan ama dibada joogan meesha marka uu ku fikaro raaxada uu dareema gurigiina hanoqoto, mushkilado badan ayaa idin dhex mari karta lkn gabadha caqliga badan wa ta garanaysa xiliga ay mushkiladaha kala hadli lahayd iya sida ay ugu dhigi layd.
waxa ugu mihiimsan ee aad xasuusata gurigaagu inaad gadhigtid mid daacada allah iyo sunaha nabiga la gudhiso .

Share:

0 comments:

Post a Comment

BTemplates.com

Powered by Blogger.

Search This Blog

Blog Archive