xogkusabsan buuga: buugan magiciisu waa (how to win friend and infuence peaple ) waxa laqor 1936 waana buugagta ugu iibka badan aduunka , qayb yar oo kamida ayaanu halkan ku soo koobaynaa.
6 shay oo aad dadka kusaamayn kartid :
- umuuji qofka inaad danaynaysid 👀(waxa qofkastaba uu jecelyay qofka caawiya ,sidoo kale talooyin siiya kudadaal qofka xiliga uu u baahanyay inad garab istaagtid ).
- dhoolacadee 😊intaanad hadlin ka hor qofku wajigaaga ayuu ka akhrisanaya waxad daremaysid sidaa darteed dhiiri galin sii si u hadalka u bilaabo.
- magac isticmaal 😕ogow qofku waxa uu igu jecelyay inuu magiciisa maqlo , kudadaal inaad qofka magiciisa ugu yeedho (haduu magac kale sidaa magac khaas ah oo aad ugu yeedhid gabadhada ama odaygaaga waad isticmaali kartaa).
- dhagayste fiican noqo 😟😇ogow qofna ma jecla in lala murmo xita haduu khaldanyay sidaa darteed qofna uma sheekeyo qof aan dhagaysanayn , dhagaystaha fiican markasta adka noloshooda uu ogyahay markastane dadba ku hereraysan.
- ixtiraan iyo qadarin umuuji dadka 😃qofkastaba waxa uu jecelyay inuu dareemo ahamiyadiisa , wax badan iyadoon kaaqadanayn ayaad u mujin kartaa tusaale;(kabahaagu way qurux badan yiin ) lagayaaba in waxbadan ay saamayso.
- markad qof la hadlaysid ku bilaw qofku wuxu jecelyay , waxa aad isku waafaqsantiin iska ilaali muranka.
wax-akhriska.
0 comments:
Post a Comment