shekoyin ,buugaag ,iyo wararka

Wednesday, May 6, 2020

3 mask oo guriga ku yaala ood finanka kaa kaxaynaya


shan shay oo dabiciya guriga ku yaal oo aad finanka ka kaxaynaya

1)DACARTA:
dacarta waxay ka mid tahay waxyaabaha fudud ee le helikaro maadoyin badan oo skinka u fican leh.
sidaad u isticmali kartaa:
maadada ced ee dacarta ku jirta weel ku rid ka dibna jeex yar oo liin dhanan ah ku dar ,wiigi laba jeer isticmaal

2) beedka :
beedka waliba inta cedd 
waxay kaa cawinaysa inay finanka iyo madawga uu kaga tago labadaba kaa kaxays waliba dadka wajiga salida leh.
sida loo isticmalayo:
malqacad beedka inta ced ah iyo malqacad caana boodha ah iyo liin dhanaa isku dar 15minit wajiga ku daa wiigi laba jeer isticmaal

3)qorfe iyo malab
qolfaha ama xawaashku waxa ku jira faytamino bacteriad finanka kaadila si doo kale malabku uu qooyaa iskiinka 
sida loo isticmalayo:
tun ama shiid qorfaha kadina marka ay budo noqoto ku dar malqacad malab aha 10 ila 25 ku daa wajiga kadibna biyo aad diiranayn ama qabaw ku maydh 


Share:

0 comments:

Post a Comment

BTemplates.com

Powered by Blogger.

Search This Blog

Blog Archive