shekoyin ,buugaag ,iyo wararka

Friday, September 3, 2021

Guushu cimri maku xidhantay ?

Does Age Matter in Achievement?

 Guushu cimri maku xidhantay ?



markaad yarayd waxad ku hamiyay say inaad noqotid mid heer sare ka gaadha nolasha ,mid ay ehelkiisu ku farxaan , markaad waynaatay duruufa ha nolasha aad la kulantay waxad aragtay waxyaabo badan inay ku suurta galayn lkn wali sidaad doonaysiy aanay ahayn , mararka qaarkood dad aydu isku age tihiin  oo meel wacan nolasha ka gaadhay ayaad aragta taaso kugu abuurto dareen aan fiicnayn.


 Hadaba GUUSHU kuma xidhna wakhti cayiman , tusale ahaan KFC waa silsiladaha ugu caansan ee   ibisa cuntooyinka (fast food ) , Ninka lahi wuxu aasasy isagoo 60 ka wayn , ogaw sanado waxu qof shaqaynayay ayaad ku gaadhi kartaa 2 sano 3 sanao iyo wax lamida , mihiimadu waa inaad wadad ku gaadhsiinaysid heshaa , shaqaysaa (dadaasha ) ,aamintaa naftaada illahyna tawakashaa.

Qof kastaba wuxu leeyay safar u gaadha , qof lagayaaba inuu 20 jir ku guursado gaadhi iyo guri ku ibsado , qofna 35 , 40 IYO 50Jir isagoo ah u ku sameeyo intaa , mihiimadu maaha cimrigaad ku gaadhaysid guusha mihiimadu waa inaad gaadhid 

 someone else’s success shouldn’t influence your progress and achievements. Big things can be achieved even if you start late.

Share:

Thursday, September 17, 2020

 

awada weedha 

imisa jeer ayaad weedh aad tidhi ka qomamaysay?
imisa jeer ayaad weedh aanad odhan maa tidhaahdid tidhi ?
imisa jeer ayaa weedh aad tidhi qof kukala tagteen ?
imisa jeer ayaad weedhaha dadka ka cadhootay?

waxaad maqashaa dhagax iyo ull ayaa lafaha jabyaa lkn ma og tay inay weedhu qolbiga jabiso weedhu ama kalmadu maaha xuruuf kaliya oo isku tagay waa dareen dhan oo ku tusaya qofka yidhi  xaaladisa isla markaana toos u saamay naya qofka lagu dhahay , qoraaga buugan wuxu leeyay maalin maalmaha ka mida ayaa waxa isoo gashay gabadh waxa aanay igu tidhi waxan ka helaa kalsoonida naftaada aad ka qabto iyadoo ilma ku soo taagantay ayay igu  tidhi waxan leeyay inan yar oo 13 jir ah gacmaheedu way isku dhagsanyiin waxay saxibadeed ku dhahaan RAHHA farihiisa oo kale ayaad leeday markaa i sheeg sidaad kalsoonida ku hashay waxan ku dhahay inanta igu yeedh , markay usoo gashay ayay u sheegtay dhibteeda waxa u ku dhahay (dadka waad ka duwantay qof illahay sigaara u abuurad tahay markay dadku ku arkaan kuma ilaawayaan sababtoo ah saa mayn ayaad ku reebaysaa ) inan tii yarayd hadalkaasu meel aanay wax ka arkayn markii hore ayuu ka tusay ,kalmaduhu waa seef laba afleh oo aad qof moralkiisa ku badali kartid kaga farxin kartid kaga oohin kartid wax ka mu hiimsan inaad ilaalisid kalmadaha aad naftaad u isticmaa laysid ma jiro , dadka qaar amaanta dadka way u quudhan lkn naftooda uma quudha sidee ayay ku dhici ?
ogow hadalkaadu inuu saamaynayo naftaada dadka kugu hareeraysan iyo mustaqbalkaga sidaa darteed nasiixada NABI MOHAMED (SCS) qaado (khayr dheh ama aamus )
Share:

Tuesday, May 19, 2020

qof sideeya ayaad tahay , ogaw dabeecadaada

qofsidee ah ayaan ahay?

qofkastaba waa wax uu iswaydiiyo inkasta oo qof walba aanu xumaantiisa arag lkn qof walba waxa uu jecelyahay inuu ogaado dhabtii waa qof sidee ah ,dadku isaga siday u arkaan .
maanta waxan idiin soo bandhigi doonaa mid kamid ah waxyaabaha shakhyidaha dadka lagu garto taas oo ah qaabka hurdada , dadbadan way layaabayaan lkn ma ogtay in qaabka aad usooxato calaamado kuushegaya debeecadada ,waana wax ay markaste sheegan dadka cilmunafsiga darisa maanta mid kamid aha ayaan idiinsoo bandhigayna.
1)habka caruurta :
badana qaabka qaabka hurdadu waxa ay tilmaamaysa in uu qof naxariis badan yahay kuna xidhiidhsan qoyskiisa waliba waalidkood sidoo kale waa qofka gooni usocod ah badanaa , qofkaasi badanaa majecla isbadalka .
2)beerka u jiifsi:
daka sidan useexda badanaa waa qof nidaamsan dadka saamayn ku leh , dib aan  udhigin arimahana mihiimka ah ,badanaana kolsoonida dadkana si fudud ku hela , aadna u go'aan adak
3)hurdada dhinaca :
habkan hurdadu waa hababka ugu fiican wayo qofkaa si sifudud ayuu isku rog rogi karaa , qofka sidan useexda badanaa waa qof masuula ka ah  naftiisa kuna qanacsan , dadka rayigooga ixtiraama sidaa darteed aan warwar badnayn kunoolayn , badana qofkaasi waxa uu leeyay astaamo hogaamiye

hadad rabtid in aanu sii wadno hababkale oo hudaa commentiga noogu reeb 
Share:

Thursday, May 14, 2020

laba wax oo toxabta ka kaxeeya

Toxabta (Dandruff)

toxobta waa wax qofkasata marna ha ahaata nolasha qofka soomarta dad badan oo lehna jiraan.

waxyaabaha khaladka ee laga aamin sanyay.

dadbadan waxay aaminsanyiin in ay ka dhalato nadaafad xumo , taasi waa khalad wayn sababta oo ah kama dhalato wax laxidhiidha nadaafad , badana waxay ka dhalata jidhkaagu siduu saliida ula dhaqmo .

sidaan toxabta iskaga dawayn karaa?

laba wax aad somayn kartid si aad iskaga dawaysid toxabta .

1)bikin ama khamiir iyo liindhanan :


fa'idooyin badan ayaa uu leeyay bikinku timaha haday noqoto timaha daata iyo haday noqoto toxabtaba
sidoo kale jermiska u kadila timahana waanu bixinaya

side aad u isticmali kartid

malqadan bikin ah weel kushub kadibna liin dhanaan ku qoy laba malqacad oo biyo ahna ku dar , sifiican madax u mari 5minit sug kadibna ka maydh , wiigi hal ilaa laba jeer isticm
aal.

2)saliid qunbe /salida madaxa iyo liin dhanaan:

salida madaxa ama  coconut oil iyo liin dhanaantu
timaha qalaylka ah  aad bay ugu fiicanyiin qalaylka ka tirayaan waa ayna  jilcinayaan.

sidaad u isticmaali karta:

malqacad saliid ah jeex liin dhanan ah ku dar isku walaaq ilaa ay isdhex galaan kudaa timaha 25 minit kadibna ka maydh , wiigi laba ilaa sadex jeer isticmaal

Share:

Wednesday, May 6, 2020

3 mask oo guriga ku yaala ood finanka kaa kaxaynaya


shan shay oo dabiciya guriga ku yaal oo aad finanka ka kaxaynaya

1)DACARTA:
dacarta waxay ka mid tahay waxyaabaha fudud ee le helikaro maadoyin badan oo skinka u fican leh.
sidaad u isticmali kartaa:
maadada ced ee dacarta ku jirta weel ku rid ka dibna jeex yar oo liin dhanan ah ku dar ,wiigi laba jeer isticmaal

2) beedka :
beedka waliba inta cedd 
waxay kaa cawinaysa inay finanka iyo madawga uu kaga tago labadaba kaa kaxays waliba dadka wajiga salida leh.
sida loo isticmalayo:
malqacad beedka inta ced ah iyo malqacad caana boodha ah iyo liin dhanaa isku dar 15minit wajiga ku daa wiigi laba jeer isticmaal

3)qorfe iyo malab
qolfaha ama xawaashku waxa ku jira faytamino bacteriad finanka kaadila si doo kale malabku uu qooyaa iskiinka 
sida loo isticmalayo:
tun ama shiid qorfaha kadina marka ay budo noqoto ku dar malqacad malab aha 10 ila 25 ku daa wajiga kadibna biyo aad diiranayn ama qabaw ku maydh 


Share:

Sunday, April 26, 2020

DUMARKA URAK leh KALADHKA TIMIHU DHIBTA UU u KENI KARO

kaldhka timaha la meriya dhimbta u leeyay hooyada uurka leh

dumarku waxay timaha u kaledhleeyan si ay midabkisa u badhalan ama si ay u qaryaan timaha cedd ee (cirada )loo yaqan , hadaba waxa jira laba nooc oo laqaybiyo kaladhada timaha .
1) kaladh markiba maydhma labajeer ilaa sedex jeer marka la maydho 

2) mid timaha wakhti dheer ku jira bilo gaadha mararka qaar .
talabada weeye ta badanaa dumarku isticmaalan waa midabka tinta la baxa ama marka aya tintu dhacdo uu timaha kabaxa markaste oo midabku ka resiinsanyay markaste uu kimikal badan leeyay

saamaynta kaladhku ku leeyay hooyada

cilmi baadhis lagu sameeyay kimikalka ku jira kaladhaanta tima la meryo ayaa shegaysa in ay ilmaha wax yeeli karto ,wakiba bilaha ugu danbeya uurka , si aad dhib uga badbaado waxa aad isticmaaki karta xinnaha waliba xinnaha dabiciga , hadaad ku adkaysanaysid in aad kaladh isticmaashid waxyabahan soo socda raac .

1)  meel hawo fiican leh inaad ku marsatid 

2) inaad waxa ku qoran iska akhridid wakhtiga loogu talagaly ku maydhid 

3) inaad isku daydid inaanad madaxa taabsiin ee aad tin ta uun madhisid waxad is ticmali karta almuniyam si ay ku cawiso
4) inaanad nooc yo badan isku darin ee aad noo cun marisid 
5) sifiican inaad uga maydhid timaha marka aad dhamayso  


                   share gare hadad ka fa 'iday 





Share:

Tuesday, April 21, 2020

5 qodob oo aad ku garan kartid inaa qof jeceshay

how do you know that you are in love :




1) xiisa badan :
xiisuhu waxa uu ka turjimaa sida aad qofka ugu xidhantay , markasta oo aad qofka tabtidna waa markasta oo uu agtada qiimo kaleeyay

2)  qorshayashada isaga/iyada dartii ayad u badasha:
marak uu qofka jecaylku hayo go'aamada kaligii maqato , markasta waxa uu kafikiraa qofka kale side uu u arki karaa, tusaale ahaaan , haduu doonayo inuu guuro ,shaqo uu katago ama dhar qurxoon u xidhanayo wax uu ka fikiraa sida uu qofka uu jecelyay u arkidoono .


3) dareen culus oo naxarisa ;
qofka jecaylku u hayo markaste qofka uu jecelyay farxadisa ayuu ku fikiraa , sida uu uga qoslin laha ama uu farxad u siin lahaa , daran kasta uu lawadagi laa
4) meel fican ayuu ka eega markaste :
dadka wax jecel si dhab ahaan ayay qofka ficnidiisa ugu fiirsada , badana xoog masaaran xumanta qofka , merkasta waxa ay ku fikiraan wakhtiyada fiican ay la qaatan , maalintoo dhan waxa laga yaaba in ay ku riyoodaan xasuusahoga fican , cilmi ahaana wx sababy horman maskaxdu soo dayso oo  farxada kordhiya sidaa darteeda kuma fikiraan xumaanta si anay u murugoon
5)  caadifadoodu ma fadhido :
jeceylku waxa uu sababa daganaansho la'aan xaga caadifada taasoo nolasha qofka samaysa , sidi fudud ayuu qofku uga farxin karaa sidoo kale caqabad yar oo la kulanata sifudud ayay uga oohin kartaa , sidaa darteed dadka qaar waxay ku tilmaaman drag oo kale .

haduu ku cajabiyay fadlan shara gare 
Share:

BTemplates.com

Powered by Blogger.

Guushu cimri maku xidhantay ?

Does Age Matter in Achievement?   Guushu cimri maku xidhantay ? markaad yarayd waxad ku hamiyay say inaad noqotid mid heer sare ka gaadha no...

Search This Blog

Blog Archive