Hantavirus
Iyodoo aduunku la taag daranyay coronavirus (covid-19) ayaa waxa soo baxay mid cusub oo lagu maga caabo Hantavires, hadaba saaxibkena aynu wax ka ogaano si corona oo kale.
- wamaxay Hantavirus ? Hantavires waa vires ilma eragtay ah kuna dhaca xayawaanada Naasalayda Rudhayaasha ah sida JIIRKA ,WALADA ..
- marki ugu horeysay halkaa lagu arkay cudurkan? xanuunka waxa la helay 1950 lakain marki u gu horaysay ee uu dad ku dhaco ama uu dilaaco wxay ahayd 1993 wadanka Maraykanka (us) taaso dadku ka qaadan nooc kamid ah jiirarka
- siduu ku gudba?
inta la ogyahay xanuunkani dadka uma kala gudbo lakin waxa uu kagasoo gudbi karaa xayawaanka sida dhareerka iyo saxarada jiirka sidoo kale neefsashada boodh uu ku kaajay jiirku .
- calamadihusu wa maxay ? calamedihisu waa sidii coronavirus oo kale yacni hargabka ayuu u eegyay wxan ka mida (qufac , xumad sare , naqasko ku dhaga ..iwm)
- sidee looga hortagi karaa? gurigaaga isku day in aad jiirka ka dishid sidoo kale meelah uu jiirku galo sida istoodhada oo kale marka aad nadiifinaysid mask xidh si aanad saxaradiisa u neefsan .
- dawo majirtaa xanuunkan ? ilaa imika dawo sax ah oo uu leeyay ma jiro .
- coronavires iyo hantavires kee baa khatarsan? inta la og yay corona vires %2 ayaa u dhimatay lakin hantavires 38% ayaa u dhiman karta
hadaad halkan soo gaadhay fadlan share gare is looga fa'idaysto Alle haynaga badbaadiyo xanuunada ( bisinke farxalka inoo wada😀😅)