awada weedha
imisa jeer ayaad weedh aad tidhi ka qomamaysay?
imisa jeer ayaad weedh aanad odhan maa tidhaahdid tidhi ?
imisa jeer ayaa weedh aad tidhi qof kukala tagteen ?
imisa jeer ayaad weedhaha dadka ka cadhootay?
waxaad maqashaa dhagax iyo ull ayaa lafaha jabyaa lkn ma og tay inay weedhu qolbiga jabiso weedhu ama kalmadu maaha xuruuf kaliya oo isku tagay waa dareen dhan oo ku tusaya qofka yidhi xaaladisa isla markaana toos u saamay naya qofka lagu dhahay , qoraaga buugan wuxu leeyay maalin maalmaha ka mida ayaa waxa isoo gashay gabadh waxa aanay igu tidhi waxan ka helaa kalsoonida naftaada aad ka qabto iyadoo ilma ku soo taagantay ayay igu tidhi waxan leeyay inan yar oo 13 jir ah gacmaheedu way isku dhagsanyiin waxay saxibadeed ku dhahaan RAHHA farihiisa oo kale ayaad leeday markaa i sheeg sidaad kalsoonida ku hashay waxan ku dhahay inanta igu yeedh , markay usoo gashay ayay u sheegtay dhibteeda waxa u ku dhahay (dadka waad ka duwantay qof illahay sigaara u abuurad tahay markay dadku ku arkaan kuma ilaawayaan sababtoo ah saa mayn ayaad ku reebaysaa ) inan tii yarayd hadalkaasu meel aanay wax ka arkayn markii hore ayuu ka tusay ,kalmaduhu waa seef laba afleh oo aad qof moralkiisa ku badali kartid kaga farxin kartid kaga oohin kartid wax ka mu hiimsan inaad ilaalisid kalmadaha aad naftaad u isticmaa laysid ma jiro , dadka qaar amaanta dadka way u quudhan lkn naftooda uma quudha sidee ayay ku dhici ?
ogow hadalkaadu inuu saamaynayo naftaada dadka kugu hareeraysan iyo mustaqbalkaga sidaa darteed nasiixada NABI MOHAMED (SCS) qaado (khayr dheh ama aamus )